Golaha aqalka sare oo maanta kulan ku leh Muqdisho

Golaha aqalka Sare  ee Baarlamaanbka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku leeyihiin magalada muqdisho .

Ajandaha kulanka ayaa maanta waxaa uu yahay Akhrinta labaad ee Hindise sharciyeedka canshuuraha Furdooyinka iyo akrinta sedexaad ee wax ka badalka sharciga iibka iyo qandaraasyada qaranka.

Xalay ayaa lagu wargeliyay Senatada Aqalka Sare inuu maanta jiro fadhiga golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here