General Sakiya Xuseen Oo Awooda Haramacad Sir Ka Bixisey

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Taliye kuxigeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Jen. Zakiya Xuseen ayaa sidan kuqortay barteeda ga iyadoo soo qaadatay Astaanta Ciidanka Haramcad oo galabtay laga soo celiyey Galmudug.

Haramcad, waxaa lagu xasuustaa howlgalkii ay hogaamiyeen ee kuqasbay siyaasadda in ay kabaxaan Culumada Ahlu Suna Waljameeca.

24kii saac ee lasoo dhaafay Jubbaland iyo Puntland ayaa walaac kamuujiyey joogitaankooda DhuusaMareeb oo ay berri tagayaan.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII