Galmudug Oo Faah Faahin ka bixisay Ajandaha Kulanka Maamul-Goboleedyada

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed Shire ayaa sheegay in shir udhaxeeyo Maamul-Goboleedyada dalka uu ka dhice doono 9 bishan Caasimada Galmudug ee Magaalada Dhuusa-mareeb.

Wasiirka ayaa sheegay in shirkan looga hadle doono xaalada dalka uu marayo isla markaana mudo sadax maalin ah uu socon doono

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Galmudug Oo Faah Faahin ka bixisay Ajandaha Kulanka Maamul-Goboleedyada appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII