Dhalasho wacan Katrina Kaif… (Daawo 10-ka sawir ee ugu quruxoon caruurnimadeeda)

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Waxaa maanta dhalashadeeda 37-aad u dabaal dageysa atariishada lagu magacaabo Katrina Kaif.

Atariishadan awoodda badan ayaa dhalatay maanta oo kale, 16-kii July 1983, waxaana ay ka mid tahay atariishooyinka loogu jecelyahay Bollywood-ka.

Xiddigtan ayaa sidoo kale ku caan baxday xirfadda model-ka, waxaana Katrina ay xirfadda model-ka iyo jilitaanka aflaamta billawday sanadkii 203.

Si kastaba ha ahaatee, waxaan qaybtan hoose idin kula wadaageynaa 10 sawir oo caruurnimadeeda laga qaaday, iyadoo caadiyan ka mid ah atariishooyinka ugu qurxoon Bollywood-ka.

SAWIRRADA:

Happy Birthday, Katrina Kaif! 10 childhood pictures of the actress that will instantly melt your heart

katrina2






Source: warkii.com

Sports News
WARARKII