DHAGEYSO: Wasiir Khadiija Oo Geeraarkeedii Maanta Weji Kale Ifiyey

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa hadal jeedinteedii maanta Kulankii Golaha Shacabka waxa uu noqday mid hadal heyn badan abuurtay.

Waxay si kulul uga hadashay Socdaalka Kuxigeenka labaad Ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo ku firqo ah Ra’iisal Wasaare Kheyre ee Dhuuso mareeb shalay wafdiga ka mid ahaa.

Khadiijo Diiriye oo dadka Siyaasada falan qeeya ay sheegeen in hadalkeedii maanta laga dhadhansan karay In Dhanka ay Madaxweyne Farmaajo la safatay.

Waxay isticmaashay Geeraar kooban oo ay ku muujineysay Awooda ay leedahay marka la eego Xilka Baarlamaanka iyo Xasaanada ay heyso.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII