DHAGEYSO: Wasiir ka tirsan xukuumadda Khayre oo ku haftay su’aal laga waydiiyey mashruuca dekada Hobyo

Wasiirka Dekaddaha xukuumadda Soomaaliya, Maryan Aweys Jaamac, oo u warantay warbaahinta ku hadasha afka dowladda ayaa ku guuldareystay in ay caddeyso goorta uu rasmi ah u bilaabanayo mashruuc dhismaha dekadda Hobyo.

Marwo Maryan oo ku adkeystay in dib laga soo shaacin doono waqtiga kama dambeysta ah isla markaana aysan jirin doonin wax daahsoon ayaa daboolka ka qaadey sida loo bilaabayo hirgelinta mashruucan.

Dowladda Qadar oo fulineysa mashruucan ayaa waxay tilmaamtay in ay ku baxeyso aduun lacageed gaaraya 170 milyan oo dollar-ka Mareykanka ah, taasi oo aanan wali gacanta dowladda Soomaaliya.

Sababaha ay wasiiraddy cok-satay in aysan shaacin waqtiga rasmiga ah ayaa waxaay ku qeexday qalabka oo aanan wali dalka imaanin, kuwaasi oo laga soo daabuli doono waddanka Qadar.

Hoos ka dhageyso codka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here