DHAGEYSO: War Farxad Leh Oo Ay Heleen Shacabka Ku Nool Magaalada Beledweyne

Qaar kamid ah Ganacsatada Magaalada Beled weyne ayaa ku dhiiraday inay qaataan Lacagta Shillin Soomaaliga oo muddo sanado ah la diidanaa.

Haweeneey ka mid ah ganacsatada yar yar Ee B/weyne waxay sheegtay in Qofkii Lacagta shillin Soomaaliga ukeena ay wax ka gadaneyso.

Maamulka HirShabelle ayaa ku guuldareystay inay socod siiyaan Lacagta Shillin Soomaaliga oo sanado aysan dadka waxba ku iibsan.

Tani waxay saameyn ku reebtay dadka dabaqada hoose ku nool kuwaas oo waayey waxay cunaan oo magaalada ay iskaga carareen dhawaan.

Yadadiilada laga soo sheegayo iminka Gobolka Hiiraan Ee Qaadashada Lacagta Shillin Soomaaliga ayaa dad badan ay farxad ka muujiyeen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here