DHAGEYSO: Telefishin Mareykanka Ku Yaalla Oo Wareysi Kulul Ka Qaaday C/naasir Seeraar

Wareysi laga qaaday C/naasir Seeraar Maax oo ka mid ah Madaxweynayaasha sheegtay inay Jubbaland hogaaminayaan ayaa waxa looga qaaday Telefishin ku yaalla Mareykanka oo Af soomaali wax ku tebiya.

Waxa uu Seeraar sheegay inuu yahay Madaxweynaha Sharciga ah Ee Jubbaland,isagoo qiray inuusan wax colaad ah kala dhaxeyn C/rashiid Xiddig iyo Axmed Madoobe oo iyaguna isku arka Madaxweynaha Jubbaland ee sharciga ah.

Wareysiga oo dhinacyo badan taabanayey ayuu C/naasir Seeraar sheegay inuu marnaba ku fekirin in qalalaaso iyo Arbushaad ka abuuraan Kismaayo oo ay mar uun jecel yihiin in siyaasada lagu kala tegay la xalin doono.

Waxa uu Seeraar sheegay in taageero badan ka heystaa Jubbaland dadkeeda,isagoo qiray in Dawladaha Kenya,itoobiya iyo Soomaaliya ay wada taageersan yihiin.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here