DHAGEYSO: Khiyaanadii Cusleyd Ee Lagu Riday Maanta Xukuumada

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa jiray Khilaafka ka dhex jiray Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre,iyadoo lasoo sheegayo in ugu dambeyn maanta Xukuumada kalsoonida lagala noqday.

Xildhibaanada intooda badan waayihii dambe waxay fiilada ku xirneyd Xafiiska Madaxweyne Farmaajo,taas oo ugu dambeyn maanta Xukuumada lix bil ay u harsaneyd.

Kulankii maanta waxaa xaadiray 178 Xildhibaan sida Gudoonku sheegay,iyadoo 170 ka mid ah ay codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumada Xasan Cali Kheyre,hogaaminayey.

Sideed Xildhibaan ayaa diiday Codkaas,balse waxaa cod aqlabiyad leh Xukuumada ku rideen.

Khiyaano ayaa lagu riday Xukuumada Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre,iyadoo Xasarad adag uu dalka galay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII