DHAGEYSO: Khilaafka Kheyre & Farmaajo Goormee Bilowday?

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Khilaafka udhaxeeyey Madaxweyne Farmaajo iyo Ex Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu muddo ahaa mid jiray balse Daaha gadaashiisa lagu qarinayey.

Dhowr mar ayey isku khilaafeen,Arimo Warbaahinta laga dihay hase ahaatee ugu dambeyn seddex sano iyo dhowr bil ayey ugu dambeyn ku baxay.

Dr Ibraahim Faarax Bur Saliid oo ah Aqoon Yahan Soomaaliyeed ayaa ku darsay Wixii maanta dhacay mid Khilaaf soo jiray xalkiisa noqday in la rido.

Waxa uu Bur Saliid sheegay in Kheyre uu ku indho sarcaaday Danihiisa gaarka ah,islamarkaana danta iyo Dawladnimada halka loo socday uu dawgeeda garab maray.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII