DHAGEYSO: Doorashada Jubbaland Oo Looga Hadlay Kulankii Golaha Amaanka Qaramada Midoobeey

Xiriiriyaha UK Ee dhanka Siyaasada Stephen Hickey,oo shir jaraa’id qabtay markii Shirka uu kasoo baxay Golaha Amaanka Qaramada Midoobeey ku yeesheen New York Galabta ayuu ka hadlay Arimaha Soomaaliya.

Waxa uu sheegay Mr Hickey inay Goluhu ku baaqeen in Doorashada berri ka dhaceysa Jubbaland noqoto mid xor iyo xalaal ah oo nabad gelyo ku dhacday.

Dawlada UK waxay sheegtay inay sidoo kale Ajandaha ku jireen Ariamaha Doorashada 2020-ka Soomaaliya la filayo inay ka dhacaan iyo Taageerida Ciidanka Dawlada Soomaaliya.

Shirka Golaha Amaanka Qaramada Midoobeey ayaa dhowr Qodob lagu falan qeeyey iyadoo Khudbad uu ka jeediyey Shirka wakiilka QM Ee Arimaha Soomaaliya Danjire James Swan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here