DHAGEYSO: Dalxa Oo Arinta Mahad Cawad Ku Sheegay Sabgaad

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Arin Xasaasi ah ayey Xildhibaanada Golaha Shacabka Ka hadleen maanta oo kusaabsaneyd Maqnaashiyaha Gudoomiye kuxigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo Wafdigii Ra’iisal Wasaare Kheyre ka mid ahaa.

Shalay ayey Dhuuso mareeb tegeen Wafdigaan waxaana Mahad Cawad uu saaxiib dhaw lahaa waayihii dambe sida la sheegay Xukuumada Golaha Fulinta ah.

Gudoomiye Mursal waxa uu sheegay in Cawad uusan magaca Golaha Shacabka ku meteli Karin Shirka Dhuuso mareeb sidaa awgeedna uu yahay mid shaqadiisii gabay.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Khudbad ka jeediyey Kulankii maanta ayaa si qoto dheer ugahadlay Arinta Xildhibaan Mahad Cawad kuna sheegay in Sida Kalluundi uu noqday.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII