DHAGEYSO: Cabdi Xaashi Oo Afka Furtay Kulankii Maanta Baaqday Kadib

0

Waxaa Maanta Tirada Loogu talo galay Kulanka Aqalka Sare xaadiri waayey Xildhibaanada sidaa awgeedna uu baaqday.

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa qaarkood waxay tegeen Xarunta halka kuwo kalena aysan kulankaasi inay qeyb noqdaan utegin.

Taasi waxay sabab ka dhigtay in Kooramkii uu buux sami waayey sidaa awgeedna uu baaqdo.

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa saxaafada la hadlay kadib markii uu kulankaasi baaqday islamarkaana waxa la sheegya in ugu dambeyn ay noqotay inuu fariin udiro Xildhibaanada.

Waxa uu Gudoomiye Xaashi Senetarada Soomaaliya Ee Aan Tegin Xarunta uu ka codsaday inay yimaadaan wakhtiga loo ballamay oo aysan ogolaan doonin inuu baaqdo Kulamada soo socda.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here