DFS Oo Warbixin Kasoo Saartay Roobabka Dabeysha Wata Ee Ku Dhuftay Puntland

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin la xiriirta Roobabka dabeysha watay ee Maanta oo Sabti ah ku dhuftay deegaano badan oo ka tirsan Puntland.

Warbixintan oo ay soo saartay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musibooyinka ayaa waxaa lagu shegay in Wasaaraddu ogaatay in duufaanta usoo weecatay dhinaca jihada Soomaaliya goor dambe oo jimcihii shalay aheyd.

Sidoo kale Warbixinta ayaa lagu sheegay in Magaalooyin badan oo ka tirsan Puntland gaar ahaan kuwa ku yaalla dhinaca xeebta ah ay weli ka jirto casbida Duufaanta.

Hoos ka Akhriso Warbixinta ay soo saartay dowladda.

WARBIXINTA-PAWAN

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here