DEG DEG: Shir Hada ka Socda Villa Soomaaliya & Arinta Kenya Oo Laga Hadlayo

Shir deg deg ah ayaa waxa uu hadda ka Socdaa Madaxtooyada Soomaaliya,iyadoo la leeyahay arimaha Kenya ayaa laga hadlayaa.

Xad gudubka Kenya kusoo sameysay Qaranimada Soomaaliya,iyadoo Hawada Soomaaliya kusoo xad gudubtay.

Amarkii Xalay Ee Dawlada Soomaaliya soo saartay ayey ku xad gudubtay Dawlada Kenya,kadib Diyaarad kasoo duushay Nairobi oo ka degtay Kismaayo.

Shirka waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin katirsan Dawlada Soomaaliya waxaana kulanka shir gudoominaya Ra’iisal Wasaare Kheyre,waxaana la ogeyn kulanka waxa kasoo baxa.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here