DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho+Khasaaraha

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

War goordhaweyd kusoo dhacay Casirkii Qarax ka dhacay Deegaanka Tareedisho Ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Qarxaas ayaa ahaa miinada Dhulka lagu aaso oo lala eegtay Ciidamo katirsan Dawlada Soomaaliya,xilli ay halkaasi marayeeen.

Goob joogayaal ayaa sheegay in Qaraxa uu haleelay Gaariga ciidanka wateen islamarkaana ay Labo Askari ku dhinteen iyo Gabar wadada mareysay.

Bajaaj meesha mareysay ayaa sidoo kale dad kusugnaa waxyeelo ay soo gaartay,inta badan Waxaa Tareedisho ka dhaca Qaraxyo Al Shabaab Mas’uuliyadiisa sheegtaan.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII