DEG DEG:- Qarax Goor Dhow Ka Dhacay Degmada Awdheegle Iyo Rasaas La Maqlayo

Wararka Warkii Online ee magaalada Muqdisho ay ka helayso degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in gor dhow halkaas uu ka dhacay gar loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

Qaraxaan ayaa lagu weeraray saldhig ciidamada dowladdu ay ku leeyihiin gudaha degmada Awdheegle oo maalmo ka hor laga saaray Alshabaab waxaana dadka deegaanku ay sheegeen in ay maqleen jug culus.

Dad goob joogayaal ah ayaa Warkii Online u xaqiijiyay in ay socoto rasaas aan kala go’laheyn oo ka dhaceysa saldhig ciidamada dowladda oo ku yaalla gudaha degmada Awdheegle eegobolka Sh/hoose.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here