DEG DEG: Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Abaare 6:53 Salaadii Maqrib kadib waxaa qarax uu ka dhacay Isgoyska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa bambaanada gacanta laga tuuro ayaa lala eegtay ciidamada amniga halkaas kusugan.

Rasaas ayaa jirtay ciidanku fureen qaraxa kadib iyadoo xaaladu muddo kala carar aheyd.

Ilaa hadda lama oga khasaaraha waxaana isniintii isbuucaan xilli galab ah la toogtay askari kusugnaa isla Howlwadaag.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII