Deg Deg Mooshin ka dhan Farmaajo & Mursal oo bilaawday

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Muqdisho Online waxaa hada soogaartay shir u socdo xildhibaano 200 gaarayo kuwaaso lafilaayo dhawaan in ay xilka qaadan Madaxweyne Farmaajo & Gudoomiye Mursal.

Ila xog ogaal ayaa Muqdisho Online u xaqiijiyay in mooshinkaas loo codeen doono isla maanta kadib markii uu so laabto Raisal Wasaare Khayre & gudoomiye kuxigeenka 2 aad ee Barlamaanka JFS mudane Mahad Cawad.

RW Khayre ayaa la rumeeysan yahay in uu golaha shacabka uu ku leeyahay taageero xoogen waana arrinta keentay in si afduub ah xilka looga tuuro iyadoo la hareermaraayo sharuucda u dagsan dalka.

 

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Deg Deg Mooshin ka dhan Farmaajo & Mursal oo bilaawday appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII