DEG DEG: Madaxweyne Siciid Dani Oo Ka Degay Dhuuso mareeb

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

War goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Dani uu gaaray Magaalada Dhuuso mareeb.

Mas’uuliyiin badan Ayaa la sheegay in garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ay kusoo dhaweeyeen Wafdiga Madaxweyne Siciid Dani.

Siciid Dani oo loo galbiyay xarunta Madaxtooyada ayaa kulan la qaadanaya Madaxweyne Qoor Qoor oo markaa kadib wadajir ay ula hadli doonaan warbaahinta.

Waxaa lasoo sheegayaa in shirka uu uxayiran yahay furitaankiisa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo isna Hawada kusoo jira.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII