DEG DEG: Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyey Sharci Muhiim Ah

Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ansixiyey sharciga dakhliga guud ee Qaranka.

Ilaa 31-mudane oo ka tirsan senatorada ayaa ogolaaday sharciga sharciga dakhliga guud ee Qaranka,kaasi oo muhiim u ah dadka iyo dalka Soomaaliyeed.

Xildhibaanada Golaha Aqalka sare ayaa mudo akhrinayay sharcigan,islamarkaana taxliilin badan ku sameeyay,sidaasina maanta ku ansixiyay sharciga.

Golaha Aqalka sare ayaa horay u ansixiyay sharciyo soo maray Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here