DEG DEG: Diyaarad Rakaab Ah Oo Ku Dhacday Garoonka Beledweyne

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

War goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa waxay sheegayaan in diyaarad rakaab ay ku dhacday Garoonka Ugaas Khaliif Ee Magaalada Beled weyne.

Faah faahinada hordhaca ah ayaa sheegaya in cilad farsamo ay diyaarada udhacday,iyadoo Duuliyihii iyo Labo Caawiyeyaashiisa ahaa ay ka bad baadeen.

Warar ayaa sheegaya in khasaaro uu jiro balse weli si cad looma oga,diyaarada waxaa ka kacay Dab bur bur xoog leh ayaana gaaray.

Ciidamada AMISOM ee garoonka kusugan iyo Shacab Garoonka ka ag dhaw ayaa waxay isku dayayaan in diyaarada la damiyo taas oo bur bur ka muuqday.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII