DEG DEG: Diyaarad Muqdisho Keentay Ex Ra’iisal Wasaare Kheyre

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Ra’iisal Wasaarihii Codka Kalsoonida lagala Noqday Xukuumadiisa Xasan Cali Kheyre ayaa Casir liiqii galabta soo Kasoo Degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho

Waxa soo dhaweeyey Xubno katirsanaa Wasiiradii Xukuumadiisa ku jiray,Amniga ayaa aad loo adkeeyey.

Xasan Kheyre ayaa waxa loo dheg taagayaa Kulan uu la qaadan doono Madaxweyne Farmaajo islamarkaana uu shaacin doono inuu aqbalay Kalsooni kala noqoshada Xukuumadiisii.

Warar kale oo aan helnay waxay sheegayaan in Muqdisho ka socda abaabulka kulan looga soo horjeedo Dal dalaadii siyaasadeed ee Lagu riday Xukuumadii Kheyre Hogaaminayey.

WIXII SOO KORDHO DIB NAGALA SOCDA INSHA ALLAAH


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII