(Deg Deg) Dhimasho & Dhaawac ka dhashay Dagaal ka socda Madaxtooyada HirShabeelle

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

MUDADA KA HARSAN XILKA XAFIISKA MADAXWEYNE FARMAAJO
214 days
21 hours
41 minutes
50 seconds

Dagaal udhaxeeya Ciidamada Madaxtooyada Hirshabelle iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo Ciidamada Booliska Hirshabelle ayaa markii Labaad Saacada gudahood waxa uu maanta ka dhacay Magaalada Jowhar iyadoo qasaara isugu jira Dhimasho iyo dhaawac uu sababay Dagaalkan.

Dagaalka ayaa goordhow istaagay, waxaana goobjoogayaal ay u sheegeen warkii.com in la isku hub aruursanaayo.

Faahfaahin dheeri ah ayaan idiin soo gudbin doonaa goor dhow.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post (Deg Deg) Dhimasho & Dhaawac ka dhashay Dagaal ka socda Madaxtooyada HirShabeelle appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII