DEG DEG: Baarlamaanka Isbedeldoonka Jubbaland oo doortay Madaxweyne cusub.

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Baarlamaanka Golaha Isbedeldoonka Jubbaland uu goor dhoweyd Madaxweyne cusub doortay.

Doorashada oo ka dhacday magaalada Kismaayo waxaa waxaa lagu dhawaaqay in Madaxweynaha Jubbaland ee 4-ta sano ee soo socota loogu doortay C/rashiid Maxamed Xiddig oo ahaa xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka iyo siyaasi si weyn uga horjeedo Axmed Madoobe.

Doorashada kale ee ka socota magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in goor dhow madaxweyne loogu doorto Axmed Madoobe.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here