DEG DEG: Baarlamaanka Dalka Oo Cod Uqaaday Wax Kabadelka…

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Kulanka oo weli socda waxaa shir gudoominaya Afhayeenka Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyadoo Xildhibaanada inta badan ay xaadireen.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxay cod uqaadeen Sharciga Xisbiyada Siyaasada Dalka,oo muran badan ka taagnaa.

Waxay Mudanayaasha u codeeyeen Wax ka Bedelka Sharciga Xisbiyadda Siyaasadda.

Waxaa ogolaatay 137
Waxaa diiday 3
Waxaa ka aamusay 2


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII