Dawlada Dhexe & Maamul Gobolleedyada Oo Ku Shiray Dh/mareeb

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Wafdi ay hogaaminayaan Wasiirka Dastuurka DF, Salaax Axmed Jasmac,Wasiir ku xigeenka Warfaadinta, Aadan Isaaq Cali oo ay ka mid yihiin Sanater Giinjeex oo ka tirsan Golaha Aqalka sare iyo Xildhibaano kamdi ah Golaha Shaxabka, Xubno ka socday Maamulka Gobolka Banaadir, Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan, Maamulada, Galmudug, Puntland, Hiirshabeelle, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta safar isugu jira marti qaad iyo dalxiis ku soo gaaray Degmada Caabudwaaq ee Maamul Goboleedka Galmudug.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII