Dagaal ka dhax qarxay Marwo Saynab & Madaxweyne Farmaajo

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

warar lagu kalsoonyahay oo laga helay Muqdisho Online ayaa sheegaya in uu dagaal ka dhax qarxay xaaska Madaxweynaha Marwo Saynab & Madaxweyne Farmaajo kadib mooshinkii xilka looga tuuray Raisal Wasaare Khayre.

Xaaska Madaxweynaha ayaa soo jeedisay in hadii labadalayo Khayre booskiisa lagu badalo qof isla beesha murursade ka dhashay arrintaas oo Madaxweyne farmaajo u cuntami waysay ayaa xaaskiisa ku yiri arrimaha siyaasada ka bax.

Marwo Saynab ayaa lasoo warinayaa in ay gaashanka u daruurtay hanaanka xilka looga tuuray Raisal Wasaare Khayre , waxeeyna si cad ku sheegtay in khayre lagu badali karo isla qof beesha murursadan katirsan.

Lama oga halka ay ku danbeen doonto hishiiska ay kala saxiixdeen beesha habar gidir & madaxweyne Farmaajo hadii xaaska Madaxweynaha ay diidan tahay in beesheeda kursigaas la dhaafiyo.

Madaxweyne farmaajo ayaa heesata laba arrin inuu kala doorto maslaxadiisa siyaasadeed & inuu qaato talada Xaaskiisa .

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Dagaal ka dhax qarxay Marwo Saynab & Madaxweyne Farmaajo appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII