DAAWO: Xildhibaan C/Shakuur Oo Weeraray Xasan Sheekh Iyo CC Warsame.

Xildhibaan C/shakuur Cali Mirre oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag ugu soo horjeestay qoraalkii ka soo baxay xisbiyada siyaasadeed ee dalka.

“Xisbi ku sheegyada dalka oo horey u taageeray hanaankii doorashada aan dastuuriga iyo dimoqraadiga ahayn ee Jubaland ayaa hadda cambaareynaya shirka dib u heshiisiinta Galmudug” ayuu yiri xildhibaan C/shakuur.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here