DAAWO: Soomaali Safar Ku Tegtay Maqaaxi Zimbabwe Kutaalla Kadibna…

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Muhiimadeydu maaha inaan idinka waramo Daqliga Dalkaas uu heystay markaan tegayey balse waxaan is dul taagayaa si kooban dhaqanka dadka,meelihii aan tegay,Xarumo aan dhex galay iyo waxyaabaha ku arkay.

Qorshaheyga markii hore waxa uu ahaa inaan ka gudbo oo aan saacado ku negaanin halkaasi,balse qeybta Imigrationka oo aan ku daahnay waxay sabab ka dhigtay in Habeenkii aan safar usii dhaqaaqno.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII