(Daawo) Ra’isul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo aqbalay xil ka qaadistii lagu sameeyay

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa ku dhowaaqay inuu iska casilay xilkii uu ku hayey umadda. RW Kheyre ayaa waxaa kalsoonidii kala laabtay Baarlabaanka JFS maanta, iyadoo ay u codeeyeen in xilka laga qaado xildhibaano ka badan 170.

Sida ay warkii.com ku heshay xog hoose, waxaa Kheyre loo geeyay kiisas dacwo ah oo laga diyaariyay loona sheegay haddii uusan aqbalin xil ka qaadista lagu sameeyay maanta ay sugeyso in la maxkamadeeyo.

“Waxaan go’aansaday inaan anigu ummadda Soomaaliyeed u noqdo tusaale oo aan iska casilo xilkii ummadda Soomaaliyeed u hayay,” ayuu yiri Kheyre.

Halka Hoose ka daawo

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post (Daawo) Ra’isul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo aqbalay xil ka qaadistii lagu sameeyay appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII