DAAWO: Cabdikariin Guuleed”Farmaajo iyo Kheyre ha fuliyaan balanqaadkii doorasho xalaal ah

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug ahaana wasiir katirsanaa dowladii Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalka u baahanyahay in la bad baadiyo ayna macquul ahayn halka oo kusocdo.

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ayaa sheegay in shaqsiyaadka haatan dalka hogaaminaayo aqoon fiican u lahayn shacabka soomaaliyeed waxaana oga fadhinaa in doorasho xalaal ah dalka u qabtaan sanadka danbe.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here