Cristiano Ronaldo oo Jabinaya Dhawaan Rikoor uu Heesto Macalinkiisa

Xiddiga reer Portugal ayaa dhaliyay 4 gool 3 kulan oo uu ciyaaray uguna dambeeyay goolkii uu ka dhaliyay West Ham kaas oo ka caawiyay in uu dhaafo Cole oo kooxda Man United u dhaliyay 122 gool.

Cristiano Ronaldo ayaa haatan kaliya 4 gool u jira rikoodhka goolasha ee tababarihiisa haatan ee Solskjaer kaas oo kooxda u dhaliyay 126 gool intii uu ciyaarayay kubada cagta.

Ronaldo ayaa ku soo biiray Man United mudo kadib waxana uu durba bilaabay la qabsiga Kooxda.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com