Xildhibaanada BF oo maanta ansixiyay sharci muhiim ah

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharci muhiim ah kadib markii ay kulan caadi ah ku yeesheen xaruntooda kumeel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal...

Madasha Xisbiyada oo ka soo horjeesatay qaabka loo xulayo xildhibaanada Gobollada Waqooyi ee BF

0
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay mowqifkeeda ku aadan doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi (Somaliland) ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, xili uu maalmihii u dambeeyay hadheeyay khilaaf xoogan. Madasha...

Maareeye, Faysal Waraabe iyo siyaasiyiinta beesha DIR oo war culus kasoo saaray doorashada Somalia

0
Waxaa magaalada Nairobi ka dhacay shir ay ay isugu yimaadeen siyaasiyiin, waxgarad iyo odayaal ka tiran Beesha Dir, iyadoo laga soo saaray war ku saabsan Doorashada Soomaaliya. Shirka oo ay ka dhex...

Xildhibaanada golaha shacabka oo ka doodayo labo arrin oo muhiim ah

0
Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan ku yeelan doono xaruntooda Villa Hargeysa ayaa ka doodaya labo qodob oo muhiim ah. Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa xalay lagu war-geliyey dhammaan...

Puntland oo howlgal kula wareegtay deegaano lagu arkay Al-Shabaab

0
Ciidamada daraawiishta Puntland oo saacadihii la soo dhaafay gaaray gobolka Sanaag ayaa howlgallo ka sameeyey gudaha gobolkaasi. Howl-gallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxa ay ciidamadu ka fuliyeen deegaano hoos yimaada degmada...

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa xalay ka da’ay Roobab mahiigaan

0
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa xalay ka da’ay Roobab mahiigaan ah oo saameyn ku yeeshay magaalada oo dhan, gaar ahaan isku socodka dadka iyo sidoo kale gaadiidka qeybihiisa kala duwan. Roobabkan...

Waa kuma cidda sababtay inuu xumaado xiriirkii Somalia ee Masar, Sucuudiga & Imaaradka?

0
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray wuxuu kaga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan xiriirka dhanka caalamiga ah...

Sawirro: Sheekh Shariif oo dalab hordhigay odayaasha dhaqanka beelaha HirShabelle

0
Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shalay si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee caasimada Hi rShabelle ayaa kulamo ka bilaabay magaaladaasi. Shariif ayaa...

DF oo isku dayeysa inay hagaajiso xiriirka Masar ee u xumaaday Ethiopia darteed

0
 Wasiiru dowlaha cusub ee madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Masar ee Soomaaliya, Maxamed Nasar, xili la fahamsan yahay inuu sii xumaaday xiriirka labada...

Soomaali qeyb ka ah baadi goobka dad lagu la’yahay Dhul Gariirka Turkiga

0
Dhul gariir xoogan ayaa ku dhuftay gobolka Izmir ee dalka Turkiga, waxaana jira wali rajo laga qabo in la helo dad ku xayiran dhismayaashii dumay hoostooda taasoo baadi goobo loogu jiro. Soomaalida...

APLICATIONS

Khadiijo Diiriye: Sidee dad haysta madaxweyne Farmaajo oo kale ay taageero...

0
Wasiirka wasaaradda gargaarka, maareynta iyo masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye oo maanta hadal ka jeedisay xaflad loogu soo dhaweynayey wasaaradan oo ay ku...

HOT NEWS

- Advertisement -