QOOR QOOR oo labo arrin u ballan-qaaday mucaaradka

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay qaar ka mid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada soo socota ee...

Golaha Ammaanka oo kulan deg deg ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya iyo muranka doorashada

0
Magaalada New York waxaa maanta la filayaa inuu ka qabsoomo shir ay xubnaha Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ka yeelanayaan xaaladda Soomaaliya. Kulankaan looga hadlayo xaaladda ka jirta Soomaaliya oo walaac laga muujino,...

Wararkii u dambeeyey ee shirka musharraxiinta oo maanta la soo xirayo

0
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka socda shirka wada-tashiga musharraxiinta oo galay maalintiisii 3-aad. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qeyb-galaya illaa 14 musharrax oo u taagan...

Gobolka Amxaarada oo mar kale gantaalo lagu garaacay iyo wararkii ugu dambeeyay

0
Waxa subaxnimadii saaka magaalada Bahirdar ee caasimada gobolka Amxaarada laga maqlay qaraxyo xoogan oo ka dhashay gantaalo lagu soo tuuray, sida ay ku warantay idaacada BBC-da. Gantaalahaasi oo looga shakisan yahay inay...

Cabdi Xaashi, Maareeye & Ibraahim Iidle oo ku biiray shirka musharraxiinta

0
Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullahi, guddoomiyihii hore maxkamadda sare, Ibraahim Iidle Suleymaan iyo wasiirkii hore warfaafinta, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku biiray shirka musharraxiinta oo...

Netanyahu oo si qarsoodi ah Sacuudiga kula kulmay Maxamed Bin Salmaan

0
Sida ay xaqiijiyeen warbaahinta dalka Israa’iil, Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa si qarsoodi ah ku tagay dalka Sacuudi Carabiya xilli aysan labada dhinac midkood shaacin safarkaas. Benjamin Netanyahu ayaa kulan qarsoodi ah...

Culimada Soomaaliyeed oo 6 qodob kasoo saaray muranka ka taagan doorashada (Aqriso)

0
Hoggaanka hey’adda culumada Soomaaliyeed ayaa war-saxaafdeed ka soo saaray ismaan dhaafka siyaasadeed ee dalka ka jira, kaas oo salka ku haya hanaanka loo fulinayo heshiiskii dhawaan laga gaaray nooca ay noqoneyso...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Tigray oo xaalad cusub ay kusoo korortay

0
Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeedu maanta ay magaalada  Idaga Hamus ka qabsadeen xoogaga u daacad ah xukuumadda gobolka Tigreyga  kadib dagaal culus oo halkaasi ka dhacay. Qoraal ka soo baxay guddiga...

Dhinacyo culus oo ku biiray shirka Muqdisho iyo wararkii ugu dambeeyey

0
Waxaa maalintii labaad galay shirka ka socda magaalada Muqdisho oo ay yeelanayaan musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Shirka maanta ka socda Muqdisho ayaa ka xoogeystay sidii hore, waxaana ku biiray ururada Bulshada Rayidka...

Daawo Video:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh “Kama Aqbalayno Fahad duminta Siyaasadda

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey madasha Talo-wadaag  ayaa sheegay in Fahad Yaasiin oo hadda ah agaasimaha nabad sugidda uu yahay milkiilaha dowladda, isla markaana uu dumiyey...

APLICATIONS

Shariif ma wuxuu weji cusub u yeelay doorashada madaxweynaha HirShabelle

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna hoggaamiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheikh Axmed ayaa Jowhar ka wada galaangal siyaasadeed oo wejii cusub u yeeli...

Google Nest Audio Review

HOT NEWS

- Advertisement -