Mursal oo walaac ka muujiyay sida Villa Somalia ay u waddo doorashada

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa Cabdiweli Ibraahim Muudey, ayaa caawa ka qeyb-galay shirka musharaxiinta mucaaradka ee Muqdisho. Hase yeeshee, Caasimada Online ayaa ogaatay...

Muuse Suudi: “Reer Ow-Xasan iyo Reer Waqooyi waa naga ceshan waayeen Fahad iyo Mahdi,...

0
Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay khilaafka ka dhashay arrimaha doorashada dalka, isagoo aad u eedeeyey ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Taliyaha NISA Fahad Yaasiin. Waxa uu...

Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa maalmahan ka aamusan siyaasada cakiran

0
Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa maalmahan ka aamusan siyaasada cakiran ee Soomaaliya, iyo muranka ka dhashay guddiyada doorashada ee dowladda ay magacowday. Labadaan...

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka ee maamulka Joe Biden oo la shaaciyey

0
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa in la-taliyihiisa muddada fog Antony Blinken uu u magacaabo inuu noqday xoghayaha arrimaha dibedda, sida ay sheegeen saddex qof oo xog-ogaal...

Daawo Sawirada:- Madaxweynaha Soomaaliya oo billad sharaf gudoonsiiyey shaqaale

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay dib u soo celinta Maamulka Hawada Soomaaliya. Madaxweynaha oo xubnahaas kula hadlay Villa...

Ganacsatada Muqdisho oo lagu bilaabay diiwaan-gelin iyo sababta ka dambeysa

0
Hay’adaha ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa billaabay qorshe lagu diiwaan gelinayo ganacsatada, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Caasimada Online. Qaar kamid ah ganacsatada ayaa Caasimada Online u sheegay in...

Ra’iisul wasaaraha oo kulamo ka wada magaalada Baydhabo

0
>Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku hoyday magaalada Baydhabo ayaa kulamo kala duwan ka bilaabay gudaha magaaladaasi, kuwaas oo looga hadlayo xaaladda dalka. Rooble ayaa si gaar...

Wararkii u dambeeyey dad ku dhintay dabeylo ku dhuftay Puntland

0
Waxaa saacadihii la soo dhaafay deegaanada Puntland ka da’ay roobab dabeylo wata oo ku dhufay xeebaha ku yaalla maamulkaasi. Wararka ayaa sheegaya in dabeylahaasi oo horey looga digay ay geysteen khasaare isugu...

Top News:-Mucaaradka oo weli shaki badan ka qaba Kheyre iyo sababta ka dambeysa

0
Xildhibaano iyo Senataro ka tirsan labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya, sidoo kalane qeyb ka ah xisbiyada UPD iyo Himilo Qaran oo ay kala hogaamiyaan Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif, ayaa wali...

Xiisadii kala dhalatay tegista Cali Guudlaawe ee Beledweyne oo la xaliyey

0
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay xalinta xiisad beryahan dambe ka taagneyd gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, taas oo ka dhalatay tegista safar uu magaaladaasi dhowaan ku gaarayo madaxweynaha...

APLICATIONS

QM oo war cusub ka soo saartay dagaalka gobolka Tigray

0
Qaramada Midoobay ayaa war cusub ka soo saartay dagaalka ka socda gobolka Tigray oo ku yaalla waqooyiga dalka Itoobiya, kaas oo u dhexeeya ciidamada...

HOT NEWS

- Advertisement -