Somaliland oo shuruud adag ku xirtay wada-shaqeynta

0
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay go’aankii ay xukuumaddiisa ku joojisay wada-shaqeyntii kala dhexeysay hay’adaha hoostaga Qaramada Midoobay. Biixi ayaa marka hore ku...

Cali Xuseen oo ‘lagu dilay’ qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

0
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay wadada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ahaa mid lagu xiray gaari nooca...

 Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Wixii shalay dhacay waxay tijaabo u tahay Ra’iisul Wasaare ROOBLE”

0
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah musharaxiinta sanadkan u tartameysa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa war ka soo saaray boor uu ku dheganaa sawirkiisa oo laga jeexjeexay, kaas oo uu...

Donald Trump oo diiday inuu ogolaado in laga adkaaday, tallaabo-na qaadaya Isniinta

0
Donald Trump ayaa diiday inuu aqablo natiijada doorashada madaxweynaha Mareykanka, kadib markii lagu dhowaaqay inuu ku guuleystay Joe Biden. Trump, oo golf ku cayaarayey Waqooyiga Gobolka Virginia ee deriska la ah Washington...

12 musharax madaxweyne oo go’aan culus kasoo saaray ka qeyb-galka doorashada

0
Murashaxiin 12 ah oo ka tirsan kuwa la filayo doorashada guud ee Soomaaliya ee 2020/2021 ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay ku hanjabeen in aaney qeyb ka noqon doonin tartanka...

Boqolaal qof oo lagu xasuuqay gobolka Tigray iyo wararkii ugu dambeeyey dagaalka

0
 Hay’adda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in boqolaal qof oo shacab ah lagu xasuuqay gobolka Tigray ee dalka Ethiopia, taasi oo dad goobjoogeyaal ah ay ku eedeeyeen ciidamada kooxda...

James Swan oo Qatar kala hadlay Soomaaliya xiil uu jiro guux weyn

0
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Amb. James Swan oo saacadihii u dambeeyay ku sugna dalka Qatar, ayaa kulano kala duwan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan...

Rooble oo bixiyey wareysigii ugu horreeyey iyo arrimo xasaasi ah oo wax laga weydiiyey

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo wareysigiisii ugu horeeyey bixiyey intii uu hayey xilkan, ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu horeyso doorashada Soomaaliya ee xukuumadiisa loo xil...

Ciidamada Itoobiya oo magaalooyin hor leh kala wareegay TPLF

0
Dowladda Itoobiya ayaa guullo waa weyn ka sheegatay dagaalka socda gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaasi. War ka soo baxay dowladda ayaa waxaa lagu sheegaya in ciidamada federaalka ay la wareegeen magaalooyin hor...

Daawo Sawirada:- Madaxweynaha Soomaaliya oo billad sharaf gudoonsiiyey shaqaale

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay dib u soo celinta Maamulka Hawada Soomaaliya. Madaxweynaha oo xubnahaas kula hadlay Villa...

APLICATIONS

Muqdisho iyo Mucaaradka: Maxaa la filaa todobaadkan

0
Waxaa la filayaa in toddobaadkan magaalada Muqdisho ku soo laabtaan dhamaan siyaasiinta mucaaradka ah iyo musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaas oo muddooyinkaan ku maqnaa...

HOT NEWS

- Advertisement -