Cabdi Xaashi oo ka qaybgalaya aaska Madaxweynihii hore ee Puntland

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: 2 minutes

Waxaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha Garowe  Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi. Waxaana halkaa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Sidoo kale waxaa soo dhoweynta  ka qayb galay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo labada Guddoomiye Ku-xigeen ee Baarlamaanka Puntland, mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, saraakiil ciidan iyo xubno kale. Wafdiga Guddomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka qayb gelaya Aaska Qaran ee loo samaynaayo Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Maxamed Cabdi Xaashi.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Cabdi Xaashi oo ka qaybgalaya aaska Madaxweynihii hore ee Puntland appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII