C/raxmaan C/shakuur Oo Xisbiyada Kale Hal Arin Kaga Hormaray

Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa waxa uu ka hadlay Xaalada Fatahaada Webiga Shabelle Ee Magaalada Beled weyne.

Waxa uu sheegay in Xisbiga Wadjir inay ku yabooheen,maro kaneecooyin iyo agabyo kale.

Sidoo kale C/raxmaan C/shakuur Warsame waxa uu umahad celiyey,dadka ku dhaqan Puntland Dedaalkooda Gurmadkooda ah.

Inta badan waxa uu soconaya Gurmad kala duwan,oo lagu caawinayo dadka ay daadadka ku rogmadeen Beled weyne.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here