Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay go’aan liddi ku ah Xidig iyo Seeraar

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe, ayaa amray ku siiyey ciidamada maamulkiisa in ay soo qabtaan siyaasiyiinta mucaaradka ku ah.

Shaqsiyaadka uu Axmed Madoobe amray in lasoo xiro ayaa waxaa ku jira Cabdirashiid Xidig iyo Cabdinaasir Seeraar.

Labadaan xubnood ayaa haatan waxay isku arkaan in ay yihiin madaxweyneyaasha Jubbaland.

Hase ahaatee, waxaa wehliya Axmed Madoobe oo doorashadiisu ay kasoo horjeesatay xukuumadda dhexe.

Xidig iyo Seeraar ayaa ka shidaal qaata dowladda federaalka, taasoo damacsan in ay meesha uga saarto Axmed Madoobe.

Sikastaba ha ahaatee, xubnahaan ayaa ciidamo ku haysta qaybo kamid ah Kismaayo, halkaas oo ay ku maalgeliso xukuumadda federaalka.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here