Atiriisho Luntay: Mamta Kulkarni Boqoradii Hore Bollywoodka Iyo Halkee Waqtigaan Ku Dambeyso!!

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Mamta Kulkarni Waxeey Eheed Atariisho Caan Ka Eheed Dalka India 90-Meeydii Iyadoo La Soo Shaqeeysay Jilaayaasha Ugu Magaca Weyn Bollywood-ka Mamta Oo 46 Jir ah ayaa La Aqalgashay Ninka Lagu Magacaabo Vikram Goswami Sanadkii 2013.

Waxeeyna Uguurtay Oo La Degtay Ninkeedii Dalka Kenya Ee Qaarada Africa Nasiib Daro Mamta Iyo Seeygeedii Waxaa Lagu Soo Eedeeyay Ineey Ka Ganacsadaan Daraagiska Nuuyada Ugu Halista Badan Iyo Ineey Xiriir La Leeyihiin Gaangistarda Ugu Waa Weyn Dalka Kenya

Waxaana Loo Taxaabay Sanadkii 2014 Xabsi Ku Yaalo Dalkaas Madaama Eey Ka Ganacsanayeen Sida La Sheegay Maandooriyaha

Lkn Mamta ayaa Beenisay Arintaas Iyadoo Maxkamad La’isla Gaaray Balse Atariishadaan Iyo Ninkeeda Waxaa Toos Loogu Taxaabay Xabsiga Madaama Police-ku Eey Hayeen Cadeemo Kala Duwan

Mamata Ilaa Haatan War Lagama Haayo Halkeey Ku Danbeeysay Madaama Fanka Eey Isaga Baxday Sidoo Kalane Dhexda Ka Gashay Musiibo Weyn.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII