Arteta oo halis ugu jira in la buriyo ka hor Shantii kulan ee loo qabtay

Xaalka Arsenal ayaa sii xumaanaya kadib saddexdii kulan ee horyaalka ee laga badiyay gaar ahaan kulankii ugu danbeeyay ee manchester City.

Qaar kamid ah taageerayaasha Arsenal ayaa durba dalbanaya in shaqada laga ceyriyo ‘Artera kaasi oo ku fashilmay waxqabadkiisa kooxda.

Badi taageerayaasha kooxda ee maanta ku jiray garoonka ayaa la arkayay sida ay kaga soo horjeedaan qorshaha macalinka.

Warbaahinta England ayaa qaarkood tabinaya in ay dhici karto in Arteta aan lala sogin waqtiga loo qabtay oo ahaa shan kulan madama sida wax ku socdaan ay keeni karto in meel xun ku dhameesato sanadkan.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: warkii.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here