ARAG CADEYN: Dalkee M/W Farmaajo Siiyey Jinsiyada 2aad Kadib Iska celinta Midii USA Ka heystay

Sir aan ka helnay xafiiska Madaxweyne farmaajo ayaa cadeeneysa in Madaxweynaha uu helay jinsiyada Labaad kadib midi uu Mareykanka ka heystay uu bilo ka hor iska celiyey.

Xogta Badweyn Heshay ayaa muujisey in Farmaajo uu Turkiga ka helay Dhalashada Dalkaasi,hadii uu ku hungoobana doorashada dambe uu halkaasi iska xaadirin doono.

Warqad aan ku helay si qarsoodi ah ayaa muujisey in ay cadeyn u tahay Dhalashada Dalka Turkiga in lagu siiyey Madaxweyne farmaajo,kadib markii uu u gartay Rajab Dayib Erdogan.

Turkiga ayaa aad usoo dhaweeyey Soomaalida,waxaana Dalkaasi uu yahay mid Soomaali badan ay tagayeen waayihii dambe.

Hadaba wararka waxay sheegayaan in jinsiyada Labaad Ee Madaxweyne Farmaajo lasiiyey uu ku qaadan doono bilo kadib Baasaboor Warqadaan oo cadeeneysa in (Muwaadinka Turkiga) uu ku heli karo wax walbo oo Dalkaas ah.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here