La-taliyihii hore ee M/W Farmaajo oo sheegay inay korortay Awoodda Alshabaab ee Muqdisho, balse…

Xuseen Macalim Maxamuud lataliyihii amniga Qaranka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo oo wareysi siiyay Warkii Online ayaa waxaa uu ka hadlay Canshuuraha ay Al-Shabaab ka qaadaan ganacsatada Soomaaliyeed iyo dhibaatooyinka laga dhex gali karo.

La taliyihii amniga qaranka ayaa waxaa uu sheegay in Al-Shabaab ay ku xoogeysteen Magaalada Muqdisho iyo gobalada dalka Soomaaliya, isagoona sheegay in qaab dowli ay dadka lacag uga qaadaan waa sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale lataliyihii amniga qaranka ee Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in ay hoos u dhaceen weeraradii Al-Shabaab ay ka geysan jireen Magaalada Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu ugu baaqay in ay wax ka qabato habka cusub ay dadka lacagta uga qaadaan Al-Shabaab.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here