Al Shabaab oo bur-buriyay anteenooyin Isgaarsiin oo ku yaala Gaarisa

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanya degaanada hoosyimaada gobolka Gaarisa ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Kooxda Al Shabaab ay  bur buriyeen anteenooyin  Isgaarsiineed oo ku yaalay tuulada Korakora oo hoos yimaado  Gobolka Gaarisa.

Warka ayaa intra ku daraya, in anteenooyin ay  kooxda Shabaab ay ku xireen waxyaabaha qarxa, kadibna sidaasi ay ku bur buriyeen, waxaana sidaasi xaqiijiyay ilo degaanka ku nool. Waxaa uu  sheegay anteenooyin  la burburiyay inay la aheyd Shirkadda Safaricom, islamarkaana si aad ah degaanka looga isticmaalaayay. Lamaha amaanka ee dowlada Kenya weli kama hadlin weerarka ay Al Shabaab ka fuliyeen duleedka magalaada Garissa.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Al Shabaab oo bur-buriyay anteenooyin Isgaarsiin oo ku yaala Gaarisa appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII