Al Jazeera Oo Ka Xog warantay Dal dalaadii Siyaasadeed Ee Kheyre

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Telefishinka Al Jazeera ayaa qeybteeda English ayaa lagu daabacay galabta warbixin dheer oo lagu qoray warbixin looga hadlayey Codkii Kalsoonida lagala noqday Xukuumadii uu Xasan Cali Kheyre Hogaaminayey.

Waxay dib umilicsatay Waayihiisii Som Gas & Oil uu ka mid ahaa saamileydii ku jirtay Mudane Xasan Cali Kheyre.

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxa uu aqbalay Codka Kalsoonida lagala noqday Xukuumada,islamarkaana uu soo magacaabi doono Ra’iisal Wasaare Cusub.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII