Aishwarya Rai Oo Noqotay Atiriishada Ugu Sanka Qurxoon Bollywood-ka!!

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Aish Oo Noqotay Mar Gabdha Dunida Ugu Qurxoon Waa Atariisho Magac Qurux Ku Xardhantahay Waxeeyna Noqotay Atariishada Ugu Sanka Qurxoon

Gabdhaana ayaa Hogaanka U Heeyso Liis Atariishooyinka Caanka ah Dunida Kuwooda Ugu Sanka Qurxoon

Miss World Waxaa Calfaday Xidiga Dadaalkiisa Aanan Heer Gaarsiin Ee
Abhishek Bachchan Oo Eey Is Guursadeen Sanadkii 2007

Aish Waxaan Horay Idiinkula Wadaagnay Ineey Tahay Atariishada Ugu Indhaha Qurxoon Markaan Aish Waa Gabadha Ugu Sanka Shidan

Aishwarya Rai Bachchan Oo 45 Jir Ah Waxeey Diyaar U Tahay Ineey Lasii Xirfaatanto Gabdhaha Hada Soo Kacaya Oo Eey Fanka Iskala Tirsanyihiin

Aqriste Makula Tahay Aish Ineey U Qalanto Ineey Noqotay Gabadha Ugu Sanka Qurxoon Fikirkaaga Nala Wadaag


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII