Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Amniga oo shaqada laga joojiyey iyo mid cusub oo la magacaabay.

Qoraal horaantii bishan kasoo baxay Wasiirka Amniga xukuumadda Somalia ayaa shaqadii looga farisiiyey agaasimihii guud ee Wasaaradda Amniga, iyadoo lagu magacaabay Agaasime KMG ah oo cusub.

Wasiirka Amniga Maxamud Abuukar Islow ayaa tallaabadan ku micneeyay in la dardar gelinayo howlaah Wasaaradda iyo in Golaha wasiirada ay baabiyeen jagada xoghayaha joogtada ah ee wasaaradaha dalka, waxaana shaqadii uu ka joojiyey Yuusuf Cali Maxamed, iyadoo xilka agaasimaha guud ee Wasaaradd Amniga loo magacaabay si KMG ah Axmed Cabdi (Kooshin).

HOOS KA AKHRISRO QORAALKA

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here