Aamir, SRK, Salman iyo Ajay waan isla aragnay markaana waa Akshay Kumar iyo Filimada looga fiicnaaday shaashada jiliin ahaan:

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Sida guud Akshay Kumar waa atoore qaab jiliin heer sare ah leh sido kalena waqtigaan meeshii ugu sareysay awood ahaan maraayo balse waxaa jirtay xili uu awood ahaan hoos jiray doorarka uu xulanaayeyna uusan sifiican oga fikiri jirin.

Aflaamta hoose qaarkood qaab jiliin ahaan iyo door ahaanba waa laga sareeyay halka kuwa qaarkood isagoo door weyn wato ama filim uu hogaamiye ka yahay laga qaab jiliin wacnaa tusaale Dhadkan iyo Hera Pheri oo kale isaga hogaamiye ah hadana Suniel Shetty iyo Paresh Rawal ayaa ka qaab jiliin sareyeen ama ka saameeyn badnaayen abaal marinana ku dulqaadeen.

Atoore iyo Atiriishaba intaan Filim saameyn-qaab jiliin Akki waa looga fiicnaada ladhahay bal nala arag:

1-Meri Biwi Ka Jawaab Nahin (Sridevi)

2-Maidan-E-Jung (Dharmendra)

3-Waqt Hamara Hai (Suniel Shetty)

4-Mohra (Suniel Shetty)

5-Suhaag (Ajay Devgn)

6-Amaanat (Sanjay Dutt)

7-Lahoo Ke Do Rang (Naseeruddin Shah ama Jalwa)

8-Dhadkan (Suniel Shetty)

9-Sapoot (Suniel Shetty)

10-Khakee (Ajay Devgn)

11-Insaan (Ajay Devgn)

12-Mere Jeevan Saathi (Karisma Kapoor)

13-Aitraaz (Priyanka Chopra)

14-Jaan-E-Mann (Salman Khan)

15-Hera Pheri (Paresh Rawal)

FG: saameeyn qaab-jiliin kuma xirno doorka jilaaga inuu weyn yahay ama yar yahay.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII