A. Madoobe iyo Deni oo amray in ciidankii Haramcad laga saaro Dh/Mareeb

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Iyada oo la taabagalinayo codsiga ka yimid qaar kamida madaxda dowlad goboleedyada oo ahaan in ciidanka uu Fahad Yasin geeystay Dhuusamareeb laga saaro magaaalada inta uu socdo shirka dowlad goboleedyada  ayaa  tiro ku dhow 200 oo askar ka tirsan Ciidamada Harmacad oo ku sugnaa Dhuusamareeb ayaa goordhow diyaarado ka daabuleen Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb iyadoo dib loogu soo celiyay Magaalada Muqdisho oo markoodii hore laga keenay .

Farmaajo ayaa maalinba maalinta ka danbeeysa waxa uu luminayaa karamaadii madaxweynanimo, talaabada maanta la qaaday ayaana ah mid ka tarjumaysao in dowlada Federaalka ahayd ay meel cidla ah ku soo dhacday. Waxaaana iska cad in hogaankii dalka ay la wareegeen dowlad goboleedyada.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post A. Madoobe iyo Deni oo amray in ciidankii Haramcad laga saaro Dh/Mareeb appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII